Dilal ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey

Labo nin ayaa lagu dilay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ka dib markii rasaas lagu furay. Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa ka dambeeyey dilka labada nin oo wada socday, xili ay marayeen agagaarka Daarta Xaaji gaabow sida dad goob joogayaal ah ay sheegeen. Wararka qaar ayaa sheegaya in ragga la dilay ay ahaayeen ganacsato, lamana … Continue reading Dilal ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey